Libaax wuxuu deerada uga lib helaa laba lababaynteeda (sheeko)

Xayawaanka deerada ayaa waxaa lagu tilmaamaa xayawaan aad u dheereeya ayadoo jari karta sagaashan kiilo mitir saacadiiba (90KM/hr).

Dhanka kale xawaaraha xawayaanka libaaxa ah ayaa waxaa la sheegaa in saacadiiba uu jari karo konton iyo sideed kiilo mitir (58km/hr).

Sida muuqato dayradu way ka orod badantahay libaaxa, misana marwalba uu eryado waa uu ugaarsadaa.

Hadaba maxay tahay sababtu?

Sababtu waa mid iska fudud
Maxaa yeelay libaax waa noole naftiisa kalsooni buuxda ku qaba.
Halka deeradu aysan laheen kalsooni ku filana,
Deerada markii uu libaaxa eryanaayo marwalba waxay eegtaa gadaal ayadoo ka cabsi qabta libaax inuu qabsado taa oo xawaaraheeda yaraynaydo, waxay kala oo ay aaminsantahay inaysan libaax ka baxsa karin

Maxaan sheekadaan ka baranaynaa?

In aan ku kalsoonaano awoodayna.
In aanan ka cabsoonin

Marwalba in aan ka dheeraano labalabayta


Xigasho xuseen sabriye

Comments

Popular posts from this blog

Sheeko xikmad wayn xambaarsan