SHEEKO(NIN MA DHERGO AH)
Nin baa reer ku soo hoyaday markaas baa waaxa u timid haweeyneydii teerak markaas bay waxay tiri ma nabad baa waa nabad buu yln waase jiranahay oo calosha ayaa leyga ha- yaa oo waxaan u socda Wadaad i daaweynaya maxaa yeelay cunnadi baan cuni kari waayey, markaas bay xoogaa saliid ah u keentay gabarna muuf a ayay ugu dirtay muufadaas oo ah 4 xabbo intii ay muufadii ku maqnayd buu saliidii cabbay mar- kay muufadii keentay gabadhii hooyey u sheegtay oo wa- xay tiri ninkii wuu cabbay saliidii ee maxuu ku cunayaa muu- faha habarti waxay tiri naa saliid kale u doon waa u keentay markaas buu muufadii cunay intii ay ku maqneed saliidii wa- xay u keentay habartii dhiil caana ah iyo bariis subag leh mar- kaas bay waxay tiri habaartii adeerow haddaad soo bugsooto hanna soo marin adoo jiran baan wax ku deeqsiinweynay ee a- diga oo fayow wax kuma deeqsinkarno Xigasho: ADDUUNYO WAA SHEEKO IYO SHAAHID